1+252-634850839

Course Full With Both Sidebar

Condimentum Cursus Lorem Parturient
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled10
Price$4
Buy NowBook Now

Computer Application

Courseka barashada Computerka waxa aad ku baran doonta dhamaan aasasiyaadka computerka qaybaha computerka isticmaalka computerka MS-Word MS-Excel MS-Access MS-power point MS-Publisher waxyaabaha looga baahan yahay qofka inuu haysto computer inuu haysto internet inuu diyaar u yahay barashada computer markii uu qofku dhamaysto waxa uu heli doona shahaado
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled145
Price$10
Buy NowBook Now

Computer Software Solution and Unlocking

(1 ratings)
courekan marka u qofku dhamaysto waxa uu noqon karaa mid ku shaqaysan kara Cilad saarid computerada Software Solution  mid hagaajin kara ciladkasta oo ah software solutionka computerada mid ku shubi kara kana saari kara computerka windowka mid soo celin kara Data luntay (formated data mid ka jabin kara passwordka  nooc kasta oo computer ah Shuruudaha...
Learn More
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled179
Price$10
Buy NowBook Now

Advanced Graphic Design

courekan marka u qofku dhamaysto waxa uu noqon karaa mid khibrad badan u leh  samaynta noockasta oo nashqadaha ah  isku miisamaya midadabada ( color balancing ) iyo sidoo kale farta samayn kara nashqadaha kala duwan wuxu noqon kara qofku mid ku shaqo tagi kara xirfada Graphic Design ( nashqad samaynta) Shuruudaha course kan inuu qofku...
Learn More
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled211
Price$10
Buy NowBook Now

Video Editing in Adobe Premiere Pro CC 2020

(2 ratings)
courekan marka u qofku dhamaysto waxa uu noqon karaa Muqaal sameeya proffesional ah  samayn kara noockasta oo muuqaal ah Samayn kara xaysiisyada hagaajinkara codada muuqalada sidoo qurxinkara muuqaalka Shuruudaha course kan inuu qofku haysto computer inuu qofku garanayo isticmaalka computerka inuu qofku helayo internet marka softwareka la download garaynayo
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled429
Price$5
Buy NowBook Now

Adobe Photoshop CC 2020 Masterclass

(8 ratings)
courekan marka u qofku dhamaysto waxa uu noqon karaa mid khibrad badan u leh Adobe photoshopka  Hagaajin kara sawirada samayn kara nashqadaha kala duwan ee graphic designka wuxuu aasaaas u yahay barashada cilmiga nashqadaynta graphic design Shuruudaha course kan inuu qofku haysto computer inuu qofku garanayo isticmaalka computerka inuu qofku helayo internet marka softwareka la...
Learn More