+252-634850839
info@tacliinside.com

Course Full With Left Sidebar

Condimentum Cursus Lorem Parturient
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled27
Price$8
Buy NowBook Now

Video Editing : Wondershare Filmora X

Coursekan waxa aad ku baran doonta barashada dhamaan qaababka wondershare filmora muuqaal samaynta qurxinta muuqaaalada jarjarida muuqalada qurxinta codadka muuqaalada kordhinta xawaaraha muuqaalka Courseku wax auu u baahan yahay inaad haysto computer inaad taqaano basic computerka inaad hayo internet aad kusoo download garaysto softwareka  
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled26
Price$8
Buy NowBook Now

HTML and CSS

marka uu qofku dhamaysto waxa uu awood u yeelan doonaa inuu iskii usamaysto website kasta oo uu doono  inuu aqoon buuxda ka haysto qaabka loo disho webisteyada inuu ku xeel dheerado  HTML iyo CSS waxyaabha looga baahan yahay qofka  internet  computer  inuu diyaar u yahay barashada HTML & CSS...
Learn More
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled19
Price$8
Buy NowBook Now

CV Writing and Interview Skills

coursekan waxa aad ku baran doontaa hordhaca CV ga noocyada loo qaybiyo CVga qaabka loo qorto CV ga qaabka loo qorto CV letterka qaabka la isku dhajiyo CV ga iyo cover letterka qaabka looda dhigo PDF qaabka loo diro CV + Coverletter qaababka interviewga suaalaha interviewga
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled21
Price$4
Buy NowBook Now

Computer Application

Courseka barashada Computerka waxa aad ku baran doonta dhamaan aasasiyaadka computerka qaybaha computerka isticmaalka computerka MS-Word MS-Excel MS-Access MS-power point MS-Publisher waxyaabaha looga baahan yahay qofka inuu haysto computer inuu haysto internet inuu diyaar u yahay barashada computer markii uu qofku dhamaysto waxa uu heli doona shahaado
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled173
Price$4
Buy NowBook Now

Computer Software Solution and Unlocking

(1 ratings)
courekan marka u qofku dhamaysto waxa uu noqon karaa mid ku shaqaysan kara Cilad saarid computerada Software Solution  mid hagaajin kara ciladkasta oo ah software solutionka computerada mid ku shubi kara kana saari kara computerka windowka mid soo celin kara Data luntay (formated data mid ka jabin kara passwordka ...
Learn More
Instructoradmin
TypeOnline Course
Student Enrolled203
Price$4
Buy NowBook Now

Advanced Graphic Design

(2 ratings)
courekan marka u qofku dhamaysto waxa uu noqon karaa mid khibrad badan u leh  samaynta noockasta oo nashqadaha ah  isku miisamaya midadabada ( color balancing ) iyo sidoo kale farta samayn kara nashqadaha kala duwan wuxu noqon kara qofku mid ku shaqo tagi kara xirfada Graphic Design ( nashqad...
Learn More